Wadooyinka Muqdisho qaarkood oo Caawa xiran iyo diyaar garoow…

0
98

Magalada Muqdisho waxaa Caawa xiran Wadooyin muuhiim ah qaarkood,waxan lagu arkayaa Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gaadiidka u diidaya in ay isticmaalaan. Inta badan Wadada Makala Al-Mukarama Waooyinka ku dhow Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayay Caawa Ciidamadu xireyn,waxana mararka qaar loo diidayaa in Gaadiidka ay wataan ciidamada dowladda ay maraan. Dadka Shacabka ah ayaa badnkood lugeynaya […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wadooyinka Muqdisho qaarkood oo Caawa xiran iyo diyaar garoow…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.