Wadooyinka qaar ee Muqdidho oo Maanta xiran

0
454

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireyn wadooyinka qaar ee muhiimka ah ee magalada Muqdisho. Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Isgoyska Banaadir Isgoyska tarabuunka oo aan loo soo gudbi karin dhinaca wadada taleex,isgoysyada howl-wadaag iyo darjiinka ahaa ka mid ah goobaha ay ciidamadu diidaysan in loo kala gudbo. Laamaha amniga weli mashaacin […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wadooyinka qaar ee Muqdidho oo Maanta xiran

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.