Magalada Muqdisho wadaooyinkeeda qaar ayaa manta waxaa xiray Ciidamada kala duwan ee dowladda Federaalka Soomaaliya,iyada oo lagu guda jiro Todobaadka Xurriyada oo bilaabtay Maanta oo ah 26-ka june. Ciidamada ayaa u diidaya in gaadidka dadweynaha iyo mooto Bajaajta intaba ay isticmaalaan qeybo ka mid ah Wadad Maka Al-Mukarama,isgoysyada Afarta Darjiino iyo Wadooyin kale. Dadka Shacabka […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Wadooyinka qaar ee Muqdisho oo Maanta xiran