Wafdi ka socda Dawladda Qatar oo qiimeyn ku sameynaya dekeddaha Soomaaliya

0
188

Talaado, July, 03, 2018 (HOL) – Wafdi ka socda dawladda Qatar oo maanta soo gaaray Caasimmadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Xukuummada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay ka wada hadleen horumarinta dekadaha Soomaaliya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wafdi ka socda Dawladda Qatar oo qiimeyn ku sameynaya dekeddaha Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.