Wafdi ka socda dowladda Federaalka oo gaaray hoolka doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed

0
250

Arbaco, December, 19, 2018 (HOL)- Wafdi ka tirsa dowladda federaalka Soomaaliya oo uu horkacyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goor dhaw gaaray hool doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya




SOURCE: Wafdi ka socda dowladda Federaalka oo gaaray hoolka doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.