Wafdi ka socda dowladda Sacuudi Carabiya oo soo gaaray Muqdisho

0
281

jowhar Somali News Leader
Wafdi ka socda dowladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, iyagoo xilligan kulamo la leh Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.
Sida wararku sheegayaan wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiir dowlaha Sacuudiga u qaabilsan Arrimaha Afrika Ahmed Abdul Aziz Kattan.
Wararka ayaa sheegaya in booqashada Wasiiru dowlaha ku yimid Muqdisho ay qeyb ka tahay safaro uu ku marayo dalalka Gobolka.
Ilo ku dhow dhow Garoonka diyaaradaha ayaa sheegaya in wafdiga ka socda dowladda Sacuudiga iyo Madaxweynaha Soomaaliya uu shir uga socdo Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Bisha Ramadaan ayaa la filayaa in Sacuudiga uu qabto shirweyne u dhaxeeya Afrika iyo Sacuudiga, kaasoo looga hadlayo iskaashiga martigeliyo shir u dhax
The post Wafdi ka socda dowladda Sacuudi Carabiya oo soo gaaray Muqdisho appeared first on Somali News Leader.




SOURCE: Wafdi ka socda dowladda Sacuudi Carabiya oo soo gaaray Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.