Wafdi ka socda Ereteriya oo goordhow Muqdisho soo gaarey

0
249

Wafdi heer sare ah oo ka socda dalka Eriteriya ayaa goordhow ka soo degay Garoonka diyaaradaha Adan cadde ee magaalada Muqdisho,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wafdigan ka socda Eriteriya oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda Dalkaasi Mudame Cusmaan Saalax ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wafdi ka socda Ereteriya oo goordhow Muqdisho soo gaarey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.