Wafdi ka socda Eritrea oo goor dhaw ka degay magaalada Addis Ababa

0
98

Talaado, June, 26, 2018 (HOL) – Wararka ka imanaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in wufuud ka socota Eritrea ay goor-dhaw ka dageen garoonka diyaaradaha caalamiga ee Bole halkaas oo u ku soo dhaweeyay Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wafdi ka socda Eritrea oo goor dhaw ka degay magaalada Addis Ababa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.