Talaado, June, 26. 2018 (HOL)- Itoobiya ayaa sheegtay in wafti ka socda dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay toddobaadkan magaalada Addis Ababa u iman doonaan wada-hadallo soo afjari kara mid ka mid ah dagaalladii ugu dheeraa ee qaaradda Afrika.
READ MORE FROM THE SOURCE: Wafdi ka socda Eritrea oo tageya Ethiopia