Wafdi ka socda Qatar oo gaaray Dhuusamareeb

0
52

Sabti, July, 13,2019 (HOL)- Diyaarad nooca milatariga ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka dajisay wafdi ka socda dowladda Qatar oo isugu jira mas’uuliyiin ka socda wasaaradda gaashandhigga iyo saraakiil ciidan.




SOURCE: Wafdi ka socda Qatar oo gaaray Dhuusamareeb

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.