Wafdi ka socda Qatar oo yimid Muqdisho

0
23

Sabti, October, 13, 2018 (HOL)–Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga dowladda Qatar, iyagoo kulamo la leh Madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo taliska ciidamada xoogga dalka.




SOURCE: Wafdi ka socda Qatar oo yimid Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.