Wafdi ka socda Urur gobolleedka IGAD oo la kulmay guddiga doorashada Jubbaland
Isniin, Augusto, 05, 2019 (HOL) – Guddoomiyaha guddiga doorashada Jubbaland Xamse Cabdi Barre ayaa warbaahinta faah faahin dheeraad ah ka siiyay kulan ay magaalada Kismaayo kula qaateen wafdi ka socda Urur gobolleedka IGAD.
SOURCE: Wafdi ka socda Urur gobolleedka IGAD oo la kulmay guddiga doorashada Jubbaland