Wafdi ka socday dowladda federaalka oo loo diiday in ay tagaan Garoowe

0
261

Axad, Janaayo, 06, 2019 (HOL)- Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaa ay ku xayirnaayeen tan iyo saakay wafdi ka socday dowladda oo lagu waday in ay u anbabaxaan magaalada Garoowe.




SOURCE: Wafdi ka socday dowladda federaalka oo loo diiday in ay tagaan Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.