Wafdi ka socday taliska xoogga dalka oo laga celiyay garoonka diyaaradaha Kismaayo

0
224

Khamiis, July, 12, 2018 (HOL)–Wafdigan oo uu horkacayay taliyaha cusub ee saldhigga qeybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay magaalada Kismaayo Sarreeye Guuto Cali Bogmadoow ayaa dib looga celiyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wafdi ka socday taliska xoogga dalka oo laga celiyay garoonka diyaaradaha Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.