Wajaale:Gaadiid badan oo laga soo dhacay Itoobiya oo maanta dib loogu celiyey

0
325

Axad , August, 26, 2018 (HOL) – In ka badan afar iyo toban baabuur oo iskugu jira noocyadda kala duwan ee Gaadiidka oo laga soo dhacay Itoobiya ayaa maanta lagu wareejiyey dawladda Itoobiya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wajaale:Gaadiid badan oo laga soo dhacay Itoobiya oo maanta dib loogu celiyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.