Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo magaalada Garoowe kullan kula qaatay madaxweynaha Puntland

0
31

Arbaco, July, 10, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarunta madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay ergayga Midowga Yurub ee Soomaaliya Ambassador Nicolas Berlanga Martinez iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka midyihiin ku xigeenkiisa Fulgencio Garrido Ruiz oo hadda xafiiska baneenaya iyo masuuliyiin kale.




SOURCE: Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo magaalada Garoowe kullan kula qaatay madaxweynaha Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.