Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo baaq u diray dhalinyarada Soomaaliya

0
18

Talaado, December, 10, 2019 (HOL)-Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliya inay sii amba-qaadaan horumarka la gaaray ilaa iyo hadda ee lagu dhowrayo xuquuqul insaanka oo bulshadooda u ah asaas muhiim ah.




SOURCE: Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo baaq u diray dhalinyarada Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.