Wakiilka Qaramada Midoobay oo Baydhabo kulla kulmay madaxweynaha Koonfurgalbeed

0
222

Khamiis, July, 18, 2019 (HOL)- Wakiilka xoghayaha Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ahna madaxa xafiiska UNSOM, James Swan ayaa booqasho ku tagay magaalada Baydhabo , halkaa oo uu kullamo kula qaatay mas’uuliyiinta maamulka Koonfurgalbeed.




SOURCE: Wakiilka Qaramada Midoobay oo Baydhabo kulla kulmay madaxweynaha Koonfurgalbeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.