Waqtiga uu furmayo Kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka oo la shaaciyey

0
421

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa Isniinta Maanta ah waxa uu ku dhawaaqay xilliga rasmiga ah uu dib u furmi doono Kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka,oo hadda fasax ay ku jiraan Xildhibaannada. Qoraal ka soo baxay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya ayaa lagu sheegay in kalfadhiga 4-aad ee Golaha shacabka uu furmi doono 10-ka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Waqtiga uu furmayo Kal-fadhiga 4aad ee Baarlamaanka oo la shaaciyey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.