Waqtiga uu xilka la wareegayo Madaxweynaha Puntland oo la shaaciyay

0
69

Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa la filayaa in dhawaan uu sirasmi ah ula wareego xilka Madaxweynaha Puntland. Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Magalada Garoowe waxaa lagu doortay 8-dii Bishaan Janaayo,waxaana la filayaa in 14 Bishaan oo ku beegan Maalinta Isniinta ah uu xilka la wareego. Madaxweynihii hore ee Puntland Cabduweli […]




SOURCE: Waqtiga uu xilka la wareegayo Madaxweynaha Puntland oo la shaaciyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.