War Cusub oo ku soo kordhay xaalada caafimaad ee Halyeey Diego Maradona .

0
122

Halyeyga Argentina Diego Maradona waxa uu u baahday in la caawiyo si uu uga soo koco kursigii uu ka fadhiyey gegida Saint Petersburg.
Maradona waxaa ka tan badisay dareenkii ka dhashay natiijadii Argentina ee ay sida dirqiga uga heshay Nigeria.
Walow uu u muuqday mid xaaladdiisa wanaagsan xilligii dabaal dagga ee goolkii Marcos Rojo hadana waxa uu u baahday dhakhaatiir in ay u tagaan markii ay ciyaarta dhammaatay.
Bandhigyio kala duwan ayuu Maradona xalayka sameeyey gegida isaga si laab leh qoob ka ciyaar ula dheelay taageee haween ah oo Nigeria ahayd.
Markii dambe, waxa ay muuqaalada soo bandhigeen isaga oo farta dhexe utaagaya taageereyaasha kale kaddi goolkii guusha.

Argentina oo ku sigatay in ay Group-yada ku harto ayaa hadda ku soo baxday kaalita labaad ee Group-kooda.
Taas waxa ay ka dhigan tahay in ay foodda dari doonto France wareegga 16-ka.
Is aragan waxa uu ka dhigan yahay in midkood Lionel Messi iyo Griezmann ka hari doonto koobka aduunka.




READ MORE FROM THE SOURCE: War Cusub oo ku soo kordhay xaalada caafimaad ee Halyeey Diego Maradona .

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.