WAR CUSUB OO KU SOO KORDHAY XAALADA CAAFIMAADKA XIDIGA MOHAMED SALAH.

0
64

Xulka egypt waxaa guul daro soo daahday ay kala kulmeen maalin ka hor Xulka Uruguay oo ay ka hor tageen koobka aduunka kulankoodii ugu horeeyay Xili.Ciyaareedkan.
waxaana qaybta kaydka Garoonka ka fadhiyay Xidiga Maxamed Saalax oo la dhihi karo kaalin wayn buu ka qaatay in xulkiisa 26sano kadib uu yimaado Koobka Aduunka.
Saalax ayaa qabay dhawaanahaan Dhaawac dhinaca Garabka kasoo gaaray Kulankii Finalka Champions Leage ahaa ee kooxdiisa  ay kula hardantay kooxda reer spain ee Los Balancos lagu naaneesi.
Hase ahaate Tababaraha Xulka Qaranka Masar ayaa waxaa uu shaaciyay in Maxamed Saalax uu u diyaarsan yahay Kulanka soo socda ee ay ka hortagi doonaan Xulka Marti gelinaya koobka aduunka ee Russsia.
Masar waxaa ay aad u doonaysaa in ay ugu yaraan meel wanaagsan ka gaarto koobka dunida inkastoo Kulamo xoogan ay sugayaan haddana hadii Saalax uu va




READ MORE FROM THE SOURCE: WAR CUSUB OO KU SOO KORDHAY XAALADA CAAFIMAADKA XIDIGA MOHAMED SALAH.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.