War Deg deg ah ‘’ Mareykanka oo ku dhawaaqay in uu Soomaalia ka cafiyay Lacagihii deyta ee lagu lahaa

0
3

Arbaco, December, 18, 2019 (HOL)- Ugu danbeyntii Aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa isku raacay xalay saqdii dhexe in Soomaaliya laga dhaafay lagana cafiyay lacagihii deymaha ee lagu lahaa, sida ay sheegtay Ilhaan Cumar oo ka mid ah xildhibaannada Aqalka Kongreska Mareykanka.




SOURCE: War Deg deg ah ‘’ Mareykanka oo ku dhawaaqay in uu Soomaalia ka cafiyay Lacagihii deyta ee lagu lahaa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.