WAR FARXAD GELIAYAY LIVERPOOL OO KASOO YEEARAY KOOXDA BAYERN MUNICH.

0
192

Kooxda Bayern Munich ayaa waxaa ay shaacisay in ay doonayso in ay iska iibiso ilaa iyo afar xidig si ay isbadal wanaagsan u samayso xili ciyaareedka soo socda.

Macalinka kooxdan Niko Kovac ayaa waxaa uu damcsan yahay in uu dhagaysto  Dalabyada laga soo gudbinayo afarta xidig ee kala ah,Jerome Boateng, Thiago Alcantata,Juan Bernat,Arturo Vidal.

Hadii xidigahan lagu helo qiimaha lagu doonayo waxaa Bayern maamulkeeda ay doonayaan in ay inaysan iska fasaxin Robert Lowandowski oo ay soo baxayeen dhawaanahan warar ku aadan in uu isaga tagayo Alianz Arena.

Sidoo kale Tababare Niko Kavac ayaa qorshaynaya in uu heshiis cusub ka saxiixo xidigiisa Christian Pulisic.

Hadalkaan kasoo yeeray maamulka Bayern waxaa uu fursad u yahay Kooxda liverpool oo aad u danaynaysa qaar kamid ah xidigaha kooxdan.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.