War Saxaafadeed: Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka Oo Ka Shaqeyn La’ Gacmo Aan Dastuuri Aheyn

0
288

Guddiyada dib u eegista dastuurka oo kala ah: guddiga la socodka dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka ee BFS iyo  guddiga madaxabannaan ee dib u eegista dastuurka oo maanta war saxaafadeed soo saarey ayaa sheegay in aaney qaban shaqo badan oo laga sugayey, iyaga oo eedda dusha ka saarey waxa ay ugu yeereen”Gacmo badan oo aan dastuuri aheyn, oo gacmaha kula jira howlaha dib u eegista dastuurka.
Qoraalkan Guddiga Oo Dheeraa waxaa uu u qornaa sidan:

 




READ MORE FROM THE SOURCE: War Saxaafadeed: Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka Oo Ka Shaqeyn La’ Gacmo Aan Dastuuri Aheyn

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.