Waraabe Wiil yar ku Cunay duleedka Magalada Burco

0
459

Wiilkan yar ayaa Xalay waxa uu 8:00 Habeenimo Waraabaha ka qaatay Gurigiisa oo ku yaalla tuulo lagu Magacaabo Ceel-dhaab oo ah baadiyaha Magalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer. Mid ka mid ah ehelada Wiilkaas Waraabaha uu qaatay ayaa sheegay in xilliga la qaadanayay ay ahaayeen Saddex Ruux laba yar yar iyo qof weyn,balse Waraabuhu uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Waraabe Wiil yar ku Cunay duleedka Magalada Burco

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.