Wararkii ugu dambeeyay Dilkii Suldaan Bashiir Koonte

0
88

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Nin hubeysan oo Maanta Masjidka Mubaarak ee ku yaalla Magaalada Boosaaso ku dhex dilay Nabadoon Caan ka ahaa deegaanada maamulka Puntland. Nabadoonka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Suldaan Bashiir Muuse Koonte,isla markaana uu toogtay Nin watay Bastoolad,kdaib markii dhowr rasaas uu la dhacay […]




SOURCE: Wararkii ugu dambeeyay Dilkii Suldaan Bashiir Koonte

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.