Wararkii ugu dambeeyey ee Shirka Kismaayo iyo qodobo laga soo saarayo

0
105

Magalada Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose waxaa weli ka socda Shirka golaha Iskaashiga dowlad-goboleedyada dalka,kaas oo Maanta oo Sabti ah la filayo in la soo geba gabeeyo,isla markaana Warmurtiyeed laga soo saaro. Shirkan waxaa garab socdey Shirar kale oo gooni gooni ah kuwaas oo u dhaxeeyay Wasaaradaha dowlad-goboleedyada dalka, waxaana looga hadlayay wada-shaqayn dhex […]




SOURCE: Wararkii ugu dambeeyey ee Shirka Kismaayo iyo qodobo laga soo saarayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.