Wararkii ugu danbeeyay baaritaanka kiiska wariyaha la la’yahay ee Jamaal Khashoggi

0
251

Jimco, October, 19, 2018 (HOL)-Sida ay wararku sheegayaan booliiska Turkiga ayaa ballaariyey baadhitaanka ay ku hayaan kiiska Saxafigii Sucuudiga u dhashay ee la sheegay in la dilay Jamal Khashoggi.




SOURCE: Wararkii ugu danbeeyay baaritaanka kiiska wariyaha la la’yahay ee Jamaal Khashoggi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.