Wararkii ugu danbeeyay Boobka ganacsatada ajaanibta ah ee Koonfur Africa

0
62

Khamiis, August, 30, 2018 (HOL) – Ganacsato badan oo Soomaali ay ka mid yihiin ayaa ku hanta-beellay boob aan loo kala harin oo burcad South African ah iyo dad dan-yar ah ku qaadeen goobaha ganacsiga xaafadda Soweto magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Africa.




SOURCE: Wararkii ugu danbeeyay Boobka ganacsatada ajaanibta ah ee Koonfur Africa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.