Wararkii ugu danbeeyay dab xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

0
45

Jimco, Janaayo, 11, 2019 (HOL) – Suuqa Bakaaraha oo ah kan ugu weyn Soomaaliya dhinaca kalana ka mid ah xarumaha ganacsiga ugu ballaaran marka la eego Geeska Africa, ayaa waxaa xalay qabsaday dab aad u weyn oo looga soo gurmaday damintiisa qeybaha ay ka kooban tahay Muqdisho.




SOURCE: Wararkii ugu danbeeyay dab xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.