Wararkii ugu danbeeyay duqeymo cirka ah oo ka dhacay gobolka Bari

0
302

Sabti, April, 27, 2019 (HOL) –Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeymo dhinaca cirka oo ka dhacay deegaanka Cameyra ee degmada Iskushuban ee gobola Bari, halkaasoo la rumeysan yahay in ay ku sugnaayeen kooxo katirsan ururda Daacish iyo Al-shabab oo dhowrkii bilood ee la soo dhaafay uu dagaal ku dhex marayey dhulka buuraleyda ah.




SOURCE: Wararkii ugu danbeeyay duqeymo cirka ah oo ka dhacay gobolka Bari

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.