Wararkii ugu danbeeyay Khasaaraha Weerarkii Nairobi

0
249

Arbaco, Janaayo, 16, 2019 (HOL)-Inkastoo dowladda Kenya ay sheegtay in ay soo afjartay weerarkii dabley ka tirsan Ururka Al-shabaab ay ku qaadeen dhismayaal isugu jiray hotello iyo xafiisyo dowladdood, ayaa haddana waxaa la maqlayaa rasaas ka dhaceysa agagaarka goobta uu weerarku ka dhacay.




SOURCE: Wararkii ugu danbeeyay Khasaaraha Weerarkii Nairobi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.