Wararkii ugu danbeeyay Qarax gilgilay inta badan magaalada Muqdisho oo ka dhacay Isgoyska Ex Kootarool Afgooye

0
24

Sabti, December, 28, 2019 (HOL)- Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo subaxnimadii hore ee saakay lagu qaaday Barkootarool oo ay ciidamada waaxda canshuuraha ku lahaayeen Isgoyska Ex Kootarool Afgooye.




SOURCE: Wararkii ugu danbeeyay Qarax gilgilay inta badan magaalada Muqdisho oo ka dhacay Isgoyska Ex Kootarool Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.