Wararkii ugu danbeeyay weerar lagu qaaday hotel ku yaala magaalada Kismaayo

0
62

Jimco, July, 12, 2019 (HOL) – Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wali laga maqlayo hoteel Cascaseeey ee weerarka lagu qaaday rasaas goosgoos ah oo ay is weydaarsanayaan kooxo hubeysan ee ciidamada Jubbaland.




SOURCE: Wararkii ugu danbeeyay weerar lagu qaaday hotel ku yaala magaalada Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.