Wararkii ugu danbeeyay weerar Qaraxyo ku bilaawday oo ka dhacay magaalada Nairobi

0
391

Talaado, Janaayo, 15, 2019 (HOL)-Warar ka imanaya magaalada Nairobi ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu ka dhashay weerar qaraxyo ku bilaawday oo lagu qaaday dhismo ay ku yaallaan hoteello iyo xafiisyo.




SOURCE: Wararkii ugu danbeeyay weerar Qaraxyo ku bilaawday oo ka dhacay magaalada Nairobi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.