Wararkii ugu danbeeyay xaalada Jigjiga iyo Kaniisad dab la qabadsiiyay

0
409

Sabti, August, 04, 2018 (HOL)- Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxay magaalada Jigjiga ee dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya, kaddib markii ay saacadihii hore ee maanta halkaa la wareegeen ciidamo ka tirsan federalka Itoobiya.




READ MORE FROM THE SOURCE: Wararkii ugu danbeeyay xaalada Jigjiga iyo Kaniisad dab la qabadsiiyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.