(Warbixin?) Maxaad ka taqaan Calanka Dawlad deegaanka ee Maanta la ansixiyey?

0
70

Baarlamaanka dawlad deegaanka Soomaalida ayaa maanta ansixiyey in la beddelo calanka dawlad deegaanka. Qormadan waxaan ku eegaynaa sida ay arrintan ku timid iyo heerarka ay soo martay. Xagee ka yimid calanka cusub ee deegaanka Soomaalida? Baarlamaanka Dowlad Deegaanka Soomaalida itoobiya ayaa isku raacay in la baddalo calankii hore ee deegaanku uu lahaa, waana markii sadaxaad […]




SOURCE: (Warbixin?) Maxaad ka taqaan Calanka Dawlad deegaanka ee Maanta la ansixiyey?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.