(Warbixin) Maxay salka ku heysaa booqashada Uhuru Kenyatta ee dalka Eritrea?

0
109

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa la filayaa inuu maalinta Khamiista ee soo socota booqasho ku tago caasimadda dalka Eritrea ee Asmara, sida ay sheegeen Warbaahinta dalkaasi. Uhuru Kenyatta waxaa la filayaa inuu dhigiisa dalkaasi, Isaias Afewerki kala kala xaajoodo xiriirka labada dal, sidii Safaaradda Kenya looga furi lahaa caasimadda Eritrea ee Asmara iyo Dhacdooyinkii […]




SOURCE: (Warbixin) Maxay salka ku heysaa booqashada Uhuru Kenyatta ee dalka Eritrea?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.