Warbixin -Maxey ka wada hadlayaan madaxda maamul gobolleed-yada maanta ku shiraya Kismaayo

0
304

Isniin, September, 03, 2018 (HOL)-Guud ahaa marka la eego waa kulankii saddexaad oo ay yeesheen golaha Isbaheysiga ay ku mideysan yihiin madaxda dowlad gobolleedyada, kulankan maanta ka furmaya Kismaaya-na waxaa uu noqonayaa kii labaad oo ay marti-galiso Jubbaland, marka laga reebo Baydhabo oo sidoo kale horey loogu qabtay shirkan.




SOURCE: Warbixin -Maxey ka wada hadlayaan madaxda maamul gobolleed-yada maanta ku shiraya Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.