Warbixin : Muxuu salka ku hayaa xiriirka sii xumaanaya ee dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya

0
60

Talaado, May, 21, 2019 (HOL)- Kenya ayaa bilihii ugu danbeeyayba si is daba joog ah ugu dhaqaaqeysay talaabooyin ka dhan ah xiriirka dhinaca Diblomaasiyada ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya tan iyo marka laga soo bilaabo u yeeristeedii safiirka ka jooga Soomaaliya iyadoo dhanka kalana dalkeeda waqtigaa ka soo saartay safiirka Soomaaliya.




SOURCE: Warbixin : Muxuu salka ku hayaa xiriirka sii xumaanaya ee dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.