(Warbixin) Saddex Madaxweyne oo soo martay Bil Gudaheed DDSI

0
90

(Warbixin) Saddex Madaxweyne oo soo martay Bil Gudaheed DDSI Ismaamulka Soomaalida waxaa bil gudaheed soo maray seddex madaxweyne, ka dib rabshado keenay dhimasho iyo dhaawac, burbur hantiyeed iyo barakac salka ku haya kala shaki dhinaca isirka ah. Arrintaas waxay ka dhalatay markii Jigjiga ay ka billowdeen rabshado u xuubsiibtay boob iyo bililiqo baahsan. Maamulka madaxweynihii […]




SOURCE: (Warbixin) Saddex Madaxweyne oo soo martay Bil Gudaheed DDSI

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.