(Warbixin) Waa sidee Maanta xaalada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya?

0
158

Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa saaka dagan, inkastoo hubaanti la’aanta magaalada ka jirta ay horseeday in aysan shaqo tagin dad badan oo xafiisyada dawladda ka shaqeeya. Qaar ka mid ah madax xafiiseed yada heer deegaan ayaa sheegay in ay go’aansadeen in ay guryahooda iska joogaan inta ay ka hubsanayaan xaaladda magaalada. Maanta oo Isniin ah ayaa […]




READ MORE FROM THE SOURCE: (Warbixin) Waa sidee Maanta xaalada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.