Xeel-dheere Siyaasadeed oo lagu magacaabo C/llaahi Faarax Mire ayaa shaaciyey inay Wafdi ka socda Hay’adda Sirdoonka Imaaraadka dhawaan booqasho ku yimaadeen Somalia, si ay Kalsooni uga helaan qaar ka mid ah Madax Dhaqameedyadda Beelaha Soomaaliyeed. Khabiirka waxa uu tilmaamay inay Dowladda Imaaraadka doonayso inay xiriir cusub la yeeshaan Qabaa’illadda, si loo dhiso Maleeshiyo ay Dowladda Imaaraadka bixinayso […]
READ MORE FROM THE SOURCE: (WARBIXIN) Wafdi ka socda Sirdoonka Imaaraadka Carabta oo la sheegay inay Somalia u yimaadeen si ay u maalgeliyaan Maleeshiyo-beeleedyo