Wareega labaad ee doorashada guddoonka baarlamaanka Puntland oo loo gudbay

0
331

Waxaa lasoo gabagabeeyay wareega koowaad ee doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland. Musharraxiinta waxay kala heleen sidatan. Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo) wuxuu helay 37 cod, Cabdijamaal Cismaan 15 cod,Cabdirashiid Yuusuf Jibriil 9 iyo Cabdiraxmaan Cali Jibriil wuxuu helay 5 cod. Waxaa hadda wareega labaad ugu gudbay labada musharrax ee kala ah Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo) iyo Cabdijamaal […]




SOURCE: Wareega labaad ee doorashada guddoonka baarlamaanka Puntland oo loo gudbay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.