Wareysi:-Darawal Mooto Bajaaj oo Goordhow Muqdisho lagu dilay

0
389

Dilka Darawalka Mooto Bajaajta ayaa waxa uu ka dhacay Xaafada Macmacaanka ee degmada Dharkenley Gobolkan Banaadir,waxana la sheegay in uu ka dambeeyey Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa waxa ay sheegeen in askariga iyo Darawalka mooto bajaajka uu markii hore muran dhexmaray  taas oo keentay in askriga uu dhowr xabadood ku dhufto Darawalka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wareysi:-Darawal Mooto Bajaaj oo Goordhow Muqdisho lagu dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.