Wareysi:-Goobjooge ka sheekeynaya dhacdo layaab leh ka dhacday Magalada Muqdisho

0
329

Askariga ka tisran Ciidamada dowladda ee ku sugan Isgoyska EVECO oo ku dhow Warshada Taraqa iyo Sigaarka ee Wadada Warshadaha ayaa Maanta rasaas ku furay Gaari ambulance oo sidey meyd. Rasaasta ayaa waxaa ay waxyeelo ka soo gaartay mid ka mid ah dadkii saarnaa Gaariga meydka siday. Qof ka agdhowaa Goobta  ayaa sheegay in Shaqsiga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wareysi:-Goobjooge ka sheekeynaya dhacdo layaab leh ka dhacday Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.