Labada Oday ee isku-dilay deegaan hoostaga Magalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa waxa ay ka mid ahaayeen dadka Beeraleyd ah ee ku nool Tuulada Raama-cade ee duleedka Jowhar. Mid ka mid ah Ehelada dadkaas ayaa waxa uu sheegay in Odayaasha is-dilay,mid ka mid ah uu toorey isku-dhuftay halka midka kale uu Biyaha Wabiga […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Wareysi:-Laba Oday oo siyaabo kala duwan isugu dilay tuulo hoostagta Jowhar