Wariyaal lagu la’yahay qaraxii ka dhacay Magalada Muqdisho

0
301

Qarixii lagu weeraray Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu saameyn ku yeeshay dad badan oo ku nool Magaalada Muqdisho. Dadka uu saameynta ku yeeshay ayaa waxaa ka mid ah Wariyeyaasha,waxana Wararka aan heleyno ay sheegayaan in lagu la’yahay Wariye Xamdi Cabduqaadir oo ka howlgasha Bulsho Tv Xaruntiisa muqdisho. Wariyaha ayaa xilliga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wariyaal lagu la’yahay qaraxii ka dhacay Magalada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.