Wariye Caan ah oo is daldalay

0
208

Saxufiga Joseph Mochere oo ahaa maadeeye ka shaqeynayay idaacada Egesa FM oo Nairobi ku taala ayaa is dal dalay Geeridiisa aaa wax saxaafada u xaqiijey Nancy Kwamboka Omweri oo ah madaxa Idaacadda uu ka shaqeynayay Wariyaha. “Mr Joseph Mochere Atandi wuxuu ahaa maadeeye Ilaahey ha u naxariisto ” ayuu yiri Nancy Kwamboka oo ka hadlayay […]




SOURCE: Wariye Caan ah oo is daldalay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.